tabaashiir
(m.l)

Wax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha.

tabaashiir
(m.l)

(jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabaashiir

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg