tababbaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Nafley wax la tababbaray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tababbaran ↴
tababbarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tababbaran. ld tababarnaansho.
anaakici [m.dh]
Koox ciidan ah oo si gaar ah u tababbaran oo cadow lala dagaallamayo dhulkiisa loo diro si uu u fadqalalleeyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg