tabac
(m.l)ld tacbid.
tabac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cdas)ld tacab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabac ↴
tacab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cbay, -cabtay; -cbi)
1. (f.g) Beer dalag ka soo saarid. 2. (f.g) Hawl faa'iido ka helid. 3. (f.mg) Ku t.: qof maalgelin si noloshiisa loo hagaajiyo. ld tabac².
tacbid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacab². ld tabac¹, tabcid, tacab¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg