tabantaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid u gargaarid; kaalmayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabantaabi ↴
tabantaabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabantaabi. ld taban-taabo.
tabantaabo [m.dh]
ld tabantaabin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg