tabardarree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -raysay)

Itaal yaro dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabardarree

tabardarrayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabardarree.

manjasuuxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax taagnaan ku daalay ahaansho (qof). 2. Naxdin awgeed wax manajaha ka tabardarreeyo ahaansho (qof). ld majasuuxsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg