tabarrucid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg tabarruc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabarrucid ↴

tabarruc [m.l]
Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo.

tabarruc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Ku t: cid wax ku deeqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg