tabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)Wax xeeladayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabee ↴
tabayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabee. ld tabays.
tabeeye [m.l] (-yayaal, m.dh)
(riw.) Qof hawshiisu tahay muuqdoorinta jilaha masraxa ama filimka.
tab [m.dh] (-bo, m.l)
1. Xeelad wax lagu qabto. 2. Hab; nidaam; qaab. 3. Caano lo'aad oo caloosha ku adkaada oo aan si fiican loo matagi karin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg