tabeeye
(m.l) (-yayaal, m.dh)(riw.) Qof hawshiisu tahay muuqdoorinta jilaha masraxa ama filimka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabeeye ↴
tabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Wax xeeladayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg