tabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Sac ama qaalin lo'aad wax boodid u baahan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabsan ↴
tabsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabsan. ld tabsanaansho.
tabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tabsanaan.
guguntoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Neef dheddig oo tabsan abaahi waayid.
rimmaygacmeed [m.l]
Mino-ku-shubidda neef tabsan lagu shubo mino.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg