tacaal
(m.l)

ld tacaalid.

tacaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

La t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacaal

tacaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacaal². ld tacaal¹.

daawo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Maaddo cudurrada, nabarrada, dhaawaca iwm lagula tacaalo. 2. Heshiis iskaashi oo cid ka dhexeeya. 3. Maaro; xal. ld dawo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg