tacdaaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)1. Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho. 2. Si wada jir ah wacad u gelid. 3. Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacdaaro ↴
tacdaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacdaaro. ld tad-caarasho, tamcaarasho.
tadcaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld tacdaaro.
tamcaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld tacdaaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg