tacliinsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof tacliin leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacliinsan ↴
tacliinsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacliinsan. ld tacliinsanaansho.
tacliinsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tacliinsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg