tacsiir
(m.dh)Ganaax.
tacsiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Cid ganaaxid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacsiir ↴
tacsiirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacsiir².
tacsi [m.dh]
1. Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo. 2. Lacag loo geeyo qof laga dhintay. 3. Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg