tacsiyee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yeeyay, -yeysay)U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacsiyee ↴
tacsiyeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacsiyee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg