takhsiir
(m.dh) (-rro, m.dh)Ganaax, ciqaab.
takhsiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Qof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhsiir ↴
takhsiirid [m.f.dh]
eeg takhsiir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg