takhtaran
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-rnaa, -rnayd)

Daawaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhtaran

takhtarnaan [m.f.dh]
eeg takhtaran. ld takhtarnaansho.

takhtar [m.l] (-rro/-khaatiir, m.dh)
Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.

takhtar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid daawayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg