takoorid
(m.f.dh)eeg takoor³. ld takoor¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takoorid ↴
faquuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Wax ama qof takoorid.
fongor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid takoorid. 2. Wax dalool u yeelid.
midabfaquuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid midabkeeda ku takoorid. ld midabtakoor².
midabtakoorid [m.f.dh]
eeg midabtakoor². ld midabfaquuqid.
sinjifaquuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid midab takoorid.
takoor [m.dh] (-rro, m.dh)
1. Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono. 2. Inta kale wax ka baxsan, ka soocan. 3. vr. takoorid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg