takoorin
(m.l)

Lafta misigta madaxeeda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takoorin

takoor [m.dh] (-rro, m.dh)
1. Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono. 2. Inta kale wax ka baxsan, ka soocan. 3. vr. takoorid.

takoor [m.l]
(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.

takoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg