taluulan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay)Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho.
taluulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnay, -lnayd)Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taluulan ↴
taluulmid [m.f.dh]
eeg taluulan¹.
taluulnaan [m.f.dh]
eeg taluulan². ld taluul-naansho.
taluul [m.dh]
Boor, qiiq iwm oo samada isku taaga.
taluul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay, -uushay)
Boor, qiiq iwm kor isu taagid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg