tamuun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay; -uumi)Meel abbaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tamuun ↴
tamuumid [m.f.dh]
eeg tamuun.
tamuunsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid meel ku toosin.
tamuunsiin [m.f.dh]
eeg tamuunsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg