tukub
(m.l)ld tukubid.
tukub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)1. Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho. 2. Ku t.: ul ku luudid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tukub ↴
garabgal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinay.
tukube [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
Ul lagu tukubo.
tukubid [m.f.dh]
eeg tukub². ld tukub¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg