turjubaan
(m.l) (-nno, m.dh)Afceliye; afhayn. ld turjumaan¹.
turjubaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)1. Laba af isku beddelid. 2. Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turjubaan ↴
afceliso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Naag turjubaanad ah. 2. Naag dadka ku afnaqdo.
afceliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
1. Nin turjubaan ah. 2. Nin dadka ku afnaqo.
afhaye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
1. Turjubaan; afceliye. 2. Qof ku hadla magaca koox, dad, ummad iwm. ld afhayeen.
turjubaanid [m.f.dh]
eeg turjubaan². ld turjumaanid.
turjubaannimo [m.dh]
Turjubaan ahaansho. ld turjumaannimo.
turjumaan [m.l]
ld turjubaan¹.
turjumaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
ld turjubaan².
turjumaanid [m.dh]
ld turjubaanid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg