turjubaanid
(m.f.dh)eeg turjubaan². ld turjumaanid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turjubaanid ↴
turjumaanid [m.dh]
ld turjubaanid.
turjubaan [m.l] (-nno, m.dh)
Afceliye; afhayn. ld turjumaan¹.
turjubaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Laba af isku beddelid. 2. Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg