tusaalee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)1. Cid talo u jeedin. 2. Cid wax uga digid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tusaalee ↴
hogatusaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld hogotusaalee.
hogotusaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.
tusaalayn [m.f.dh]
eeg tusaalee. ld tusaalays.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg