tuud
(m.dh) (-dyo, m.dh)Heen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuud ↴
istuudiyo [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qol ama ka badan oo wararka, filmada iwm lagu duubo ama lagu keydiyo.
tuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hal la rabo in la ogaado in ay rimantahay foori ugu yeerid. 2. Laf heen ka bixin.
tuudin [m.f.dh]
eeg tuudi. ld tuudis.
tuudis [m.l]
ld tuudin.
tuudsasho [m.f.dh]
eeg tuudso. ld tuudsi.
tuudsi [m.l]
ld tuudsasho.
tuudso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Lafo iwm tuud kala bixid.
tu [mu.ac.dh]
(kuwo, w) Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid. Tus. “Tu wanaagsan baan ku toosay”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg