tuugnimo
(m.dh)

Tuug ahaansho. ld tuugannimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuugnimo

tuugannimo [m.dh]
Tuug ahaansho. ld tuugnimo.

tuugo [m.dh]
1. Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo. 2. Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda. 3. Koox wax xaddo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg