tuugso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Cid sadaqo weyddiisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuugso

tuugsasho [m.f.dh]
eeg tuugso. ld tuugsad, tuugsi.

tuug [m.l]
(tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay.

tuug [m.dh]
Wax baryo lagu keenay.

tuug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax baryid; yaboohsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg