tuujin
(m.f.dh)

eeg tuuji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuujin

cantuujin [m.f.dh]
eeg cantuuji.

daaweynta-fiisikaad [m.dh]
(daaw.) Qayb daaweyn oo lagu isticmaalo habab iyo qalab fiisikaad si loo daryeelo caafimaadka; waxaana la isticmaala: nal, fallaaraha ultrafayolet iyo infrareed, kul, koronto, riix-riixid, tuujin iyo ciyaaro waxtar ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg