tuulimaad-mool
(m.l) (-dyo ..., m.l)

(jool.) Maatarka adag ee daboola gebiska gobolka ugu hooseeya ee badda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuulimaad-mool

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg