tuunsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho.
tuunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax meel ku uruuray noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuunsan ↴
tuunsamid [m.f.dh]
eeg tuunsan¹.
tuunsanaan [m.f.dh]
eeg tuunsan². ld tuunsanaansho.
tuunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tuunsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg