tuuqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuuqso ↴
tuuqsasho [m.f.dh]
eeg tuuqso. ld tuuqsad, tuuqsi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg