tuuryo
(m.dh)

ld tuuryayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuuryo

halgaad [m.dh] (-do, m.l)
1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto. 2. Tuuryo gacameed. 3. H. ah: ul weyn.

maguuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax tuuryo meel ku gaarsiin.

tuuryayn [m.f.dh]
eeg tuuryee. ld tuuryo.

tuuryee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid.

tuur [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.

tuur [m.l]
1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹.

tuur [m.dh] (-ro, m.l)
1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.

tuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax meel tubid. ld tuul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg