tuutee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-teeyay, -teysay)1. Cid si wada jir ah wax u yeelid 2. Si degdeg ah u socosho (qof)
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuutee ↴
tuutayn [m.f.dh]
eeg tuutee. ld tuutays.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg