tuux
(m.l)Tirsi loo adeegsado cayaarta delebka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuux ↴
batuux [m.dh]
ld bataax.
fatuux [m.l]
Tamuux, bataax, bacad.
futuux [m.l] (-xyo, m.dh)
Xilliga doonyuhu bilaabaan gooshidda oo ku beegan bisha oktoobar.
tu [mu.ac.dh]
(kuwo, w) Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid. Tus. “Tu wanaagsan baan ku toosay”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg