tuweel
(m.l) (-llo, m.dh)ld tuwaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuweel ↴
tuwaal [m.l] (-llo, m.dh)
Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg