ubbo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Weel badanaa argeeg ka samaysan oo sal ballaaran iyo qoor dhuuban oo weesada lagu shubto. 2. Quluc. Quluc

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ubbo

ubbo-ubax [m.dh] (-xo, m.dh)
(bot.) Qaybta dheddigga ee ubaxa, taas oo ka kooban hal kaarbale, ama koox kaarbale ah.

dubbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
ld dibbo.

muxubbo [m.dh]
ld maxabbo.

qaroobbe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
1. Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh. 2. Gafuurka shimbiraha.

qubbo [m.dh]
ld qubbad.

subboosto [m.dh]
Dawo saxar-mareenka laga qaato.

tubbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Ku t.: meel ku hagaagid.

tuubbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qalab dhuuban oo dhexda ka daloola oo dareeraha,hawada iwm ay maraan.

weeso [m.dh]
1. (dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin. 2. (dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado. 3. (-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg