ubur
(m.dh) (-rro, m.dh)Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur. abur
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ubur ↴
uburi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Awr qooqan, ubur afka ka keenid. ld aburi. aburi
uburin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uburi. ld aburin. uburi, aburin
abur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Xumbo (siiba midda uu soo saaro aworka qooqan). ld ubur.
aburi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Abur yeelasho ama soo saarid (siiba awrka qooqan). ld uburi.
aburin [m.f.dh]
eeg aburi. ld uburin.
quburi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Q. ah: qof ahmiyad gaar ah siiya ku cibaadeysiga qubuuraha.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg