udgi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax caraf u yeelid. ld udgoonee. udgoonee

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh udgi

udgid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udug². udug

udgin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udgi. ld udgoonayn. udgi, udgoonayn

udgoonayn [m.dh]
ld udgin. udgin

udgoonee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld udgi. udgi

barafuun [m.l] (-nno, m.dh)
Hoore alkolo ku jirto; carfoon, ubax iwm ka samaysan oo la isku udgiyo.

caraf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rfay, -raftay; -rfi)
Ur carfoon soo udgid.

cuudi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax, meel cuud ku udgin. 2. (f.mg) Ka c.: cid rooxnaan, dhir udgoon uga shidid.

dhegayare [m.l]
Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. qoronfol, qoronful.

falanfalxo [m.dh]
Geed quwaax leh xabag loo isticmaalo wax udginta. ld falaanfalax, falaanfalxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg