udgoonso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Udgoon isku shubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh udgoonso

udgoonsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udgoonso. ld udgoonsad. udgoonso, udgoonsad

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg