udubdhexaad
(m.l) (-do/-dyo, m.dh)

Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh udubdhexaad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg