udubxoog
(m.l) (-gyo, m.dh)

Labada udub oo irridda aqalka lagu dhiso midkood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh udubxoog

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg