uduuf
(m.dh)

Gufar; qashin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uduuf

uduufaa [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Neef yar (siiba nayl) oo caato ah. 2. Cunug yar oo caato ah.

uduufo [m.dh]
Wax kasta intiisa liidata.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg