uduufaa
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Neef yar (siiba nayl) oo caato ah. 2. Cunug yar oo caato ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uduufaa

uduuf [m.dh]
Gufar; qashin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg