ugaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg ugaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaarid ↴
ugaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
ugaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg