ugaaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

ld ugaarso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaaro

ugaaroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugaarow.

ugaarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ugaar noqosho.

ugaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ugaar doonasho. ld ugaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg