ugaarsad
(m.l)

ld ugaarasho.

ugaarsade-hargaandi*

baydari


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaarsad

edegshoomo [m.l]
Edeg dagiiranka lagu ugaarsado.

ugaarsato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad ugaarta ugaarsada.

yahan [m.l]
1. Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo. 2. Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti. 3. Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa. Tus. “Dagaalyahan, aqoon-yahan iwm”.

adamaddoon [m.l]
Qof ugaarsada dugaagga iyo ugaarta intooda halista ah. ld adame.

damrad [m.dh] (-do, m.l)
Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado.

deebad [m.l]
1. Ugaarsade aan herinta ku jirin ee keligii ugaarta. 2. Shimbir-malab; buli. 3. Shimbir yar oo qaylo badan oo keli keli dhirta gaagaaban dhex orda, bahallada iyo dugaaggana dadka uga diga.

doolaal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo ka fog oo uusan camal ku hayn loogana baahanayn. 2. D. ah: dugaag meelo kala fog ka ugaarsada.

gabooyaale [m.l]
Qof gabooye ku ugaarsada. ld gabooyaaley.

gabraar [m.l] (-ro, m.dh)
Nin ugaarsada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg