ugaarsato
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Dad ugaarta ugaarsada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaarsato

boon [m.dh]
1. Beel ugaarsato ah. 2. Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.

herin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg