ugaarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Ugaar doonasho. ld ugaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaarso

ugaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.

ugaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugaarso. ld ugaarsasho, ugaarsi.

ugaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld ugaarso.

ugaarsasho [m.dh]
eeg ugaarso. ld ugaarasho.

ugaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.

ugaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg