ugaasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)

Qof ugaas (is)ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaasee

ugaaseyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugaasee.

ugaas [m.l]
Nin tol madaxnimadiisa loo caleemasaaray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg