ugar
(m.l)

1. Inan. 2. Harag xoolaad oo la idiimay.

ugar
(m.dh) (-ro, m.l)

Kiish ama boorso harag ka samaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugar

gudboon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax habboon ahaansho. 2. Wax wax kale la siman ahaansho. Tus. “Marka la joogo ùgarasboorama Xamar iyo Kismaayo waa g.yihiin.”

indhakugaraadle [m.l]
Qof marba xaaladda uu ku joogo wax ku qaybsada oo aan eegin waxa soo socda.

indhakugaraadlennimo [m.dh]
Wax indha-kugaraadle ah ahaansho (qof).

maanyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Hees ugareed tirin.

ug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ku u.: wax dab ku qallajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg